Booliska oo baaritaan ka wada Baladweyne

Ciidamada Booliska ayaa baaritaano ka wadaan gudaha xaafadaha caasimadda gobolka Hiiraan ee Baladweyne.

Warar Keydmedia Online
Booliska oo baaritaan ka wada Baladweyne

BALADWEYNE, Soomaaliya - Baaritaanadan ayaa ka dambeeyay kadib markii koox hubeysan ay weerar Bam-Gacameed loo Adeegsaday ay ku tureen Bar koontarool oo ay ciidamada Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin xaafadda Buunda-weyn ee magaalada Baledweyne.

Ku dhawaad Shan ruux ayay wax yeello ka soo gaaraty weerarkii xalay ka dhacay magaalada, waxaana saaka shacabka magaaludu ku waa bariisteen baaritaanno ay wadaan ciidanada booliska magaalada Baladweyne.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.