Cabsi Dagaal oo ka jirta jilib

Jilib (KON) - Waxaa Saakay ka jira Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Hoose Dhaqdhaqaaqyo ay wadaan Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab, waxaana laga dareemayaa magaalada Cabsi Dagaal.
Warar Keydmedia Online

Ciiidanka Maleeshiyaadka Shababka ayaa Gawaari tikniko kula wareegaya magaalada sida Goobjoogayaal u xaqiijiyee KEYDMEDIA ONLINE.

Wararka ayaa sheegaya in Dagaalyahano faraban oo ka tirsan Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab ay isku soo aruuriyeen Magaalada.

Wixii Faahfaahin ah kala soco Keydmedia.net

Keydmedia Online - Xafiiska Kismaayo

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.