Caruur shuban biyood ugu geeriyootay deegaano hoostaga qoryooley

Qoryooley(keydmedia) Wararka laga helayo tuulooyin hoostaga degmada qoryooley ee gobalka Sh.hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay caruur shuban biyood ugu geeriyoodeen
Warar Keydmedia Online

Wararka ayaa sheegaya in deegaanka Baqtiile ee hoostaga degmada qoryooley ay shuban biyood ugu geeriyoodeen caruur tiradooda ay gaareyso 5 kuwaa oo geeriyooday kadib markii ay gar gaar waayeen.

Deegaanadaasi iyo deegaano ku xeeraan ayaa iminka waxaa ka jira dhibaata baahsan oo  isugu jirta cuduro iyo abaaro isbiirsaday.

www.keydmedia.net

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.