Ceeldheer oo ay dad abaaro u waasheen

Ceeldheer(keydmedia) Wararka laga helayo degmada Ceeldheer ee gobalka galguduud ayaa sheegaya in halkaasi dad ku nool ay waasheen kadib markii ay dhamaadeen bartii xoolaad ee ay dhaqan jireen.
Warar Keydmedia Online

Xuseen Max’ud Cosoble oo ka mid ah duqowda deegaanka ayaa u sheegay warbaahinta in dhamaan xoolihii deegaanka ku nool ay dhamaadeen taasina ay sababtay in dad badan oo duqow xoola dhaqata ah ahaa ay waashaan.

Abaarta ka jirta gobalada Dalka ayaa saameyn tan ugu daran waxa ay ku yeelatay xoola dhaqatada ku nool gobalada kale duwan ee Dalka kuwaasoo iyaga iyo xoolahooda ay si siman u saameysay Abaartaasi.

Www.keydmedia.net

 

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.