Ciidamada DF oo la wareegay Kuntuwaarey

Degmadan ayaa mudo ahayd meel gacan ku heynteeda isku bedelaan Alshabaab iyo Ciidanka Dowladda.

Warar Keydmedia Online

Kumaandooska Danab, ee Mareykanka uu tababarey ayaa la wareegay degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab, iyagoo sidoo kale xabsiga ka siidaayay maxaabiis.

Fahfaahinta, Kala soco bogga KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.