Ciidamada Amaanka Waqooyga Galkacyo oo Gabar dhimirka looga jira xiray

Wararka Keydmedia.net ay heshay Magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa sheegay in ciidamada Amaanka ee Waqooyga Galkacyo Xalay ay xabsiga dhigeen gabar ay sheegeen in ay waday walxaha qarax.
Warar Keydmedia Online

Muuse Xasaasi oo ah Taliyaha ciidamada waqooyga Galkacyo ayaa u sheegay saxaafada in Gabadhaasi la qabtay iyada oo gaari gacan ku wada walxaha qarxa oo ay wehliyaan qashin, waxaana gabadhani laga qabtay meel ku dhaw xera dayax.

Dadka Deegaanka Galkacyo Qaarkood oo ay la hadashay Keydmedia.net ayaa waxa ay sheegeen in gabadhaasi tahay mid madaxa looga jira isla markaana da

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.