Ciidamada Faroole oo dad ku dhaawacay Waqooyga Galkacyo

Galkacyo(keydmedia) Ciidama ka tirsan maamulka C.raxmaan Faroole ayaa xalay ku dhaawacay dhanka Waqooyi ee Galkacyo.
Warar Keydmedia Online

Kadib markii uu dhacay falka dhaawaca ah ayaa si fahamka dadka loo qaldo ciidamada Faroole waxa ay bilaabeen dhaqdhaqaaqyo ay ku sheegayaan in ay ku baadi goobayaan dadkii ka danbeeyay falkaasi.

Mudadanba waxaa aad ugu soo kordhayay dhanka waqooyi ee galkacyo, gobalada bari iyo Nugaal dhibaatooyin loo geysanayo shacabka ku nool halkaasi, iyadoona ilaa iyo hadda wax magdhaw ah aanu ka bixin Faroole maamulkiisa xadgudubyada loo geysanayo shacabka.

Www.keydmedia.net

 

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.