Ganacdase lagu dilay Dhoobley.

Dhoobley (Keydmedia) - Ciidamo katirsan kooxda lamagac baxday Raaskanbooni ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe, oo horay gacan saar ula lahaa jiray Shabaab, hasa yeeshee markii danbe ay isku khilaafeen fulinta falalka guracan, ayaa waxa ay xalay Dhoobley ku dileen ganacdase caan ka aaha halkaasi.
Warar Keydmedia Online

Ganacsadaha ladilay ayaa lasheegay in uu kusgnaa goob ganacsi oo uu ku lahaa magaalada Dhoobley ee gobalka Jubada Hoose, iyada oo ay rasaas huwiyeen ciidmada Axmed Madoiobe ka amar qaata.

“Ciidamada Axmed Madoobe ayaa ugu galay goobtiisa ganacsi waana dileen, lamana oga sababta”. Sidaa waxaa yiri nin magaciisa ku soo koobay Axmed Yare oo ku sugan Dhoobleey.

Inta badan kooxha hubeysan ee aan u dhisneyn qaabka dowliga ah ayaa waxa ay u geestaan shacabka falal aan lajecleysan, oo ay kamid yihiin in ay ku fududaadaan dilalka rayidka oo aysan jirin cid kula xisabtanta.

www.keydmedia.net

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.