Dagaal ka qarxay gobolka Hiiraan

Labada Malleeshiyo beeleed ayaa hadda isku hub aruursanaya, waxayna odayaasha degaanka wadaan dhex-dhexaadin, si aan usoo socon dhiiga daadanaya.

Warar Keydmedia Online

BELEDWEYNE, Soomaaliya - Dagaal beeleed ayaa Maanta ka qarxay degaanka lagu magacaabo Xajiin-farayar, oo qiyaastii 17-KM u jira degmada Matabaan, ee gobolka Hiiraan.

Dagaalka oo salka ku haya muran ka dhashay ceel biyood ayaa waxaa ku geeriyoodey 5 qof, iyadoo in ka badan 10 ay ku dhaawacmeen, waxaana dhanka kale socda waan-waan ay wadaan odayaasha degaanka.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.