Dagaal ka dhacay Degmada Qasaxdheere

Kismaayo (KON) - Waxaa Xalay ka dhacay Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Bay Dagaal dhemaray Ciidamda Dowlada Soomaaliya oo Gacanta ku haya Degmada iyo Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab.
Warar Keydmedia Online
Dagaal ka dhacay Degmada Qasaxdheere

Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab ayaa Weeerar kusoo qaaday Degmada waxaaana halkaasi ka dhacay Dagaal socday Hal Saac.

Wararka ayaa sheegaya in Dagaalkaas lagu dhaaawacay 3 kamid ah Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab iyo 1 Askari oo ka tirsan Ciidamda Dowlada.

Dagaalkaan ayaa imaanaya xilli ay shalay ciidamada dowladdu la wareegeen deeggaanka Ow-diinle oo ka tirsan gobolka Bay.

Keydmedia Online - Xafiiska Kismaayo

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.