Dagaallo xalay kadhacay qeybo badan oo Muqdisho kamid ah

Muqdisho (Keydmedia) - Kooxda Shabaab ee dagaalka xooggan kula jirta ciidamada midawga Afrika iyo ciidamada dowlada ayaa saqdii dhexe ee xalay waxa ay dagaallo qorshesayn ku qaadeen qeybo badn oo kamid ah Muqdisho.
Warar Keydmedia Online

Weerarka Shabaab waxa ay ku qaadeen fariisimo ciidamada dowlada iyo kuwa shisheeye ay ku leyihiin degmooyinka C,Casiis, Boondheere, Hodon, Howl wadaag Deniille iyo wardhiigleey.

Magaalada ayaa xalay dhan laga maqlayay madaafiicda leesku ridayo guud ahaan gobalka Banadir waxaana lashegayaa in qasaaraha dhimasho ee kadhsahy dagaldaasi uu gaaryo 10 ruux oo dhimasho ah iyo dhaawac intaa kabadan.

Keydmedia.net

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.