Dalxa “Dacwadii Gabagabo ayeey Mareysaa”

Pro Max'ed Cumar Dalxa oo ay Maxkamada sare aaminsantahay inuu yahay gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Barlamaanka Sharciyan ayaa waxa uu sheegay in dacwad la xiriirta kiiskaasi oo ka socota Maxkamada sare iminka ay mareyso gabgabo.
Warar Keydmedia Online

 

Dalxa waxa uu sheegay in Maxkamada Sare ay arintaasi kaalin fiican ka cayaartay isla markaana hada arimahaasi ay gabagabo marayaan, laakiin waxa uu ka gaabsaday aragtidiisa ku aadan natiijada ay Maxkamada soo saari doonto.

Waxaa uu hoosta ka xariiqay Max

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.