Qarax culus oo ka dhacay Kismaayo

Saraakiisha amniga weli kama aysan hadlin nooca qaraxa iyo cida lala eegtay illaa hadda.

Warar Keydmedia Online

KISMAAYO, Soomaaliya - Qarax xoog leh ayaa goordhaw laga maqlay magaalada Kismaayo, ee xarunta KMG Jubbaland, kaasoo dhacay saacado kadib markii Axmed Madoobe uu magaaladda kusoo laabtay.

Saraakiisha amniga weli kama aysan hadlin nooca qaraxa iyo cida lala eegtay illaa hadda.

Wixii kusoo kordha, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.