DEG DEG: Xildhibaan lagu diley duleedka Muqdisho

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda dilka Xildhibaanka, oo ka dhacay degaan lagu magacaabo Yaaqle oo katirsan gobolka Shabeelle Dhexe.

Warar Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaan lagu magacaabi jiray AUN Maxamed Maxamuud Siyaad ayaa maanta lagu dilay inta u dhaxaysa Jowhar iyo Balcad oo kawada tirsan gobolka Shabeelle Dhexe, ee Koonfurta Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa lagala degan gaari shacab [HOMY], isagoo kusii jeeday Muqdisho, kana yimid dhinaca Jowhar maanta oo Axad ah.

Kala soco warkan fahfaahintiisa, KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.