Doolow iyo Saan saan Dagaal

Wararka warbaahinta keydmedia.net ay ka heleyso Magaalada Doolow ee ku dhaw xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconaya iminka dhaq dhaqaaq Ciidan oo balaaran
Warar Keydmedia Online

 

Arintani ayaa waxa ay ka danbeysay kadib markii ay Doolow Itoobiya ka soo ruqaansadeen Ciidamo Dowlada ay leedahay oo halkaas tababar uu ugu soo idlaaday, waxaana la sheegay ciidamadaasi in iminka ay gudaha u soo galeen Magaalada.

Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab oo ka taliya hada badanka Deegaanada ku xeeran Doolow ayaa shalay waxa ay sheegeen in ay u darban yihiin ka hortaga ciidamadaasi, waxaana hadalkaasi sheegay Afhayeenka Shabaab Shiekh Cali Max

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.