Dowladda Soomaaliya oo xiriirka u jartay Kenya

Go'aankan ayaa yimid maalin kadib markii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu booqasho ku tagey Kenya, oo loo sameeyay hab maamuus Madaxweyne dalka madaxbanaan.

Warar Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay in ay xiriirka diblumaasiyadeed u jartay Dowladda Kenya kadib markii khilaafka labada dal uu gaarey meeshii ugu xumayd kadib booqashadii Muuse Biixi.

DF waxay u yeeranaysaa dhammaan diblomaasiyiinteeda ka jooga Kenya in ay dib ugu soo laabtaan dalkooda, waxayna ku amraysaa kuwa halkan ka jooga Dowladda Kenya in ay dalka kaga baxaan muddo 7 maalmood ah oo ka bilaabaysa 15-ka Diseembar 2020.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.