KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Cumar Yuusuf wuxuu kamid ahaa dadka aadka looga yaqaaney magaaladda, oo ku lahaa goob ganacsi.
BALEDWEYNE, Soomaaliya - Dabley aan heybtooda la aqoon ayaa xalay gudaha Baledweyne ku dilay Ganacsade Cumar Yuusuf, waxaana dilkiisa uu kusoo beegmay xili magaaladda amnigeeda faraha kasii baxayo.
Kooxda hubeysan ayaa ku dishay Ganacsadaha nawaaxiga Buundada Liiq-liiqato, iyagoo kadibna goobta ka baxsaday, sida ay sheegeen goobjoogiyaal. Lama oga sababta dilka ka dambeysa, laakiin baaritaan ayaa socda.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.