Axmed Diiriye oo eedeeyay Prof. Jawaari

Muqdisho (KON) - Aydoo Ayaantaa Odayaasha Dhaqanka Gobolada Bay iyo Bakool ay wadeen Maamul ay u sameenayaan Gobolada dhaca Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ka soo horjeestay Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye.
Warar Keydmedia Online

Afhayeenka Golahaasi, Axmed Diiriye waxuu sheegay in Maamul loo dhiso Goboladasi ay yihiin mid horseedi kara Dagaal Sokeeye oo mar labaad dalka ka dhaca, asagoona ku eedeeyey arintaasi Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaalia Max

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.