Guudlaawe oo gaarey Warsheekh

Guudlaawe ayaa mudo ku dhaw bil ku sugnaa Muqdisho isagoo qeyb ka ah Madaxda Maamullada ee Mareykanka ku amray inaysan ka bixin magaaladda.

Warar Keydmedia Online

WARSHEEKH, Soomaaliya - Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe ayaa Maanta gaarey degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe, isagoo kasoo duulay Muqdisho oo ku dhawaad hal bil uu ku sugnaa.

Labo ujeedo ayuu u tagay magaaladda, kuwaasoo kala ah inuu dhagax-dhigo Iskuul Cusub iyo dhameystirka dib u heshiisiin laga dhex waday Beelo Soomaaliyeed oo degmada ku dagaalamay.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.