Hey’adda Culimada : Dhibaatada Soomaaliya Shabaab ayaa mas’uul ka ah

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Gudoomiiyaha hey’adda culimada Soomaaliyeed Shiikh Bashiir Axmed Salaad oo wax laga weydiiyay dagaalada iyo dhibaatooyinka ka socda Soomaaliya ayaa sheegay in mas’uuliyada arinkaasi ay shabaab dhabarka u ridan doonaan maalinka qiyaamaha.
Warar Keydmedia Online

Shiikha ayaa ku eedeeyay shabaab in ay dhibaatooyin ka wadaan xiligan dalka  ayna lagama maarmaan tahay in laga hortago isagoona sheegay  in aduunka marka laga tago aakhiro lagu xisaabin doono madaxda shabaab.

Hadalkan ayaa yimid xili dagaalo iyo dhibaatooyin baahsan ay ka jiraan Dalka kuwaasoo alshabaab iyo dowlada oo Amisom kaashaneysa ay hormuud ka yihiin.

Www.keydmedia.net

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.