Howlgallo Puntland ka sameysay Bari iyo Gardafuu

Ciidamada Badda ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa howlgal ballaaran ka sameeyeey Gobolka Bari iyo degaanno kale.

Warar Keydmedia Online
Howlgallo Puntland ka sameysay Bari iyo Gardafuu

GARDAFUU, Soomaaliya - Ciidanka Badda Puntland ee loo yaqaanno PMPF, ayaa sheegay in ay sameeyeen howl-gal ka dhan ah kalluumeysiga sharci-darrada ah iyo Argagixisada ka gudubta badda ee gasha buura Goolis.

Howl-galkaan ayaa laga fuliay degaannada Buruc, Bacaad, Qandalaha Dhurbo iyo Xaabo oo oo ku teedsan xeebaha Bari iyo Gardafuu.

KEYDMEDIA ONLIE 

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.