In ka badan 200 oo Xildhibaan oo qaadatay Shahaadada FEIT

Sida xoguhu sheegayaan 12-ka April oo talaadada ku beegan, inta badan isku socodka magaalada ayaa xirnaan doona, waxaana la xaqiijiyay in la qaban doono munaasabadda u dabaal-degga aasaaska CXDS, taasoo laga yaabo in ay carqaladeyso shahaado bixinta.

Warar Keydmedia Online
In ka badan 200 oo Xildhibaan oo qaadatay Shahaadada FEIT

MUQDISHO, Soomaaliya – Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Fedraal [FEIT], ayaa ku dhawaaqay in 200 oo Xildhibaan oo ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka 11-aad ay qaateen shahaadada kama dambaysta ah, taasoo ka dhigan in 129 Xildhibaan baaqi yihiin.

Shahaado bixinta Xildhibaannada ayaa loo qorsheeyay in ay ku ekaato 13-ka bishaan, ka hor inta aan maalin kadib loo dareerin dhaarinta Xildhibaannada qaatay aqonsiga xubinnimo ee Golayaasha Baarlamaanka, sida ku cad jadwalka doorashada ee FEIT.

Inta badan Xildhibaannada Maamlka Koofur galbeed, ayaa ka maqan Muqdisho, kadib markii Madaxweynaha maamulkaas, Laftagareen ka hor istaagay in ay qaataan shahaadada, isagoo muujiyay gadood ka dhan ah kuraas uu Guddiga FEIT diiday insixinta natiijadooda.

“Waxaan xirnay 200 oo Xildhiban, isku darka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Shahaado bixintu dardar bay ku socotaa, dhaarintuna waa dhawdahay. Dadweynoow doorashaa loo dareeray”. Ayaa lagu yiri, war ka soo baxay FEIT.

Xildhibaanno ay ka mid yihiin, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Cabdisamad Macallin Maxamuud iyo Marwo Khadija Mohamed Almakhzoum, ayaa maanta qaatay shahaadooyinka, waxaana la filayaa in tiradu kor u sii socoto maanta ilaa Berri.

Sida xoguhu sheegayaan 12-ka April oo talaadada ku beegan, inta badan isku socodka magaalada ayaa xirnaan doona, waxaana la xaqiijiyay in la qaban doono munaasabadda u dabaal-degga aasaaska CXDS, taasoo laga yaabo in ay carqaladeyso shahaado bixinta.

Sidoo kale, waxaa jira walaac laga qabo, in maalintaas Farmaajo ku dhawaaqo go’aanno halis galin kara mustaqblka dalka, si uu uga hor tago in 14-ka April, la dhaariyo in ka badan 200 oo Xildhibaanno oo uu ogyahay in uusan codod badan ka heli doonin maalinta faltanka.

Hoos ka aqriso magacyada Xildhibaannada shahaadad qaatay.

1. Abdisalam Haji Ahmed Liban GSH#038

2. Yusuf Gelle Ugas GSH#026

3. Mohamed Ali Omar (Caanonuug) GSH#108

4. Mustaf Sheikh Ali Dhuhulow GSH#049

5. Mohamed Harun Abdullahi GSH#208

6. Mohamed Abdi Hayir Mareye GSH#225

7. Abdirahman Mohamed Sheikh GSH#070

8. Abdinasir Haji Shirwa Mohamed GSH#004

9. Abdirisaq Abdullhi MoalimGSH#063

10. Abdirizak Omar Mohamed GSH#011

11. Mohamed Omar Aimoy GSH#005

12. Mohamed Nur Abukar GSH#265

13. Abdi Ahmed Dhuhulow-Dhegdheer AS#11

14. Jawaahir Mohamed Ahmed GSH#001

15. Qaali Ahmed Diiriye GSH#096

16. Nuuriya Adan Ciise GSH#212

17. Muse Said Jama GSH#263

18. Ahmed Abdi Koshin GSH#205

19. Hirsi Adan Roble GSH#101

20. Abdi Hassan Awale Qaybdiid AS#15

21. Mohamed Ibrahim Ali -Cajiib GSH#064

22. Nadra Salah Abdi GSH#257

23. Duniya Mohamed Ali AS#014

24. Qaladla Cali Cawaale GSH#017

25. Mohamed Ibrahim Cabdi GSH#206

26. Omar Shariif Mohamed GSH#266

27. Omar Ali Abdi GSH#035

28. Mohamud Abdulkadir Haji GSH#084

29. Mohamed Ali Xagaa GSH#268

30. Mahad Mohamed Salad GSH#147

31. Abdisabir Nur Shurie GSH#071

32. Dahabo Susow Mohamud GSH#088

33. Adar Ali Mohamed GSH#081

34. Bilal Idris Abdullahi AS#038

35. Suleyman Ali Hussein GSH#260

36. Ali Mohamud Adam GSH#240

37. Hussein Qasim Yusuf GSH#043

38. Zamzam Mohamed Omar GSH#243

39. Muse Ahmed Ismail GSH#076

40. Abdirahman Mohamed Mohamud GSH#095

41. Ali Mohamed Omar GSH#115

42. Daahir Amiin Jeesoow GSH#030

43. Abdikariim Abdow Heydar GSH#252

44. Khalif Abdi Omar GSH#032

45. Mariam Aweis Jama GSH#113

46. Jama Mohamed Askar GSH#254

47. Dr. Mohamed Elmi Ibrahim GSH#218

48. Shamso Hassan Elmi GSH#020

49. Marwa Abdibashir Hagi Ali GSH#234

50. Dr. Elmi Mohamud Nur GSH#214

51. Faaiza Mohamed Jeyte GSH#048

52. Muhamed Hussein Abukar GSH#055

53. Aidarus Salah Yusuf GSH#224

54. Saed Abdi Hussein AS#39

55. Sheikh Adan Madoobe GSH#189

56. Shariif Abdalla GSH#085

57. Abdillahi Abdi Mohamed GSH#264

58. Hussein Mohamed Nur GSH#051

59. Ahmed Abdi Hashi (Ahmed Taajir) GSH#166

60. Mohamed Abdullahi Keyse GSH#073

61. Sadiya Yasin Haji Samatar GSH#129

62. Hassan Abdi Ismail GSH#217

63. Omar Ibrahim Hashi GSH#114

64. Roda Arab Abdi GSH#219

65. Sahra Olad Abdi GSH#018

66. Zamzam Dahir Mohamud AS#12

67. Leila Ahmed Ismail AS#37

68. Ahmed Mohamed Ali AS#21

69. Noradin Abdullahi Olujog GSH#246

70. Zamzam Abdullahi Ahmed AS#24

71. Abdirahman Mohamed Hussein GSH#069

72. Fartun Abdikadir Farah Karama AS#19

73. Yusuf Hussein Ahmed Gama’diid GSH#031

74. Ali Shaban Ibrahim AS#23

75. Prof/Dr. Osman Mohamud Mohamed (Dufle) AS#20

76. Salah Ahmed Jama AS#34

77. Guled Bihi Abdi GSH#255

78. Ahmed Osman Dirie GSH#233

79. Abdinur Ali Aden GSH#028

80. Mohamed Sheikh Noor Osman GSH#107

81. Abas Ali Ibrahim GSH#111

82. Mohamed Abukar Ali GSH#025

83. Adar Hared Jibril GSH#132

84. Mohamed Abdurahman Nadif GSH#124

85. Bihi Iman Egeh GSH#237

86. Abdiqani Ismail Said GSH#241

87. Mohamoud Abdirahman Omar GSH#272

88. Adnan Osman Elmi GSH#236

89. Omar Yusuf Qaladid GSH#136

90. Ahmed Mohamud Jama GSH#029

91. Nasro Mahdi Arale GSH#023

92. Leylo Nur Maah AS#07

93. Sahra Jama Ali GSH#134

94. Dr. Ahmed Adam Ahmed GSH#127

95. Hassan Dahir Yarow AS#05

96. Zaynab Mohamed Amir GSH#267

97. Asad Abdirisaq Mohamed GSH#120

98. Yusuf Mohamed Ismail GSH#118

99. Ilyas Badal Gabose AS#01

100. Mohamed Hassan Adam GSH#133

101. Abdillahi adan Ahmed GSH#193

102. Hamza Abdi Barre GSH#203

103. Abdi Hashi Abdullahi AS#33

104. His Hassan Adan GSH#015

105. Farhiyo Mohamud Dhakane GSH#052

106. Maryan Mohamud Isse GSH#226

107. Mohamud Abdirahman Sheikh Farah GSH#003

108. Osman Mohamed Abdi GSH#022

109. Fadumo Hassan Ali GSH#210

110. Abdi Ibrahim Warsame GSH#196

111.  Abdulkadir Mohamed Wa’ays GSH#112

112. Mowlid Abdi Mohamed GSH#130

113. Osman Abokor Mohamed Dubbe AS#36

114. Abdirahman Ahmed Suge GSH#245

115. Ibrahim Awgab Osman AS#06

116. Hassan Idow Mohamed AS#22

117.  Nor Mohamed Gedi AS#18

118. Abdiwahab Abdi Omar GSH#270

119. Mohamud Abdullahi Ahmed GSH#006

120. Yusuf Ibrahim Afrah GSH#033

121. Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) GSH#058

122. Malik Ibrahim Abdalla GSH#66

123. Ifrah Mohamed Awed GSH#037

124. Abdillahi Bidhan Warsame GSH#235

125. Abdirahman Mohamed Mohamud (Faroole) AS#46

126. Fardowsa Osman Egal HOP#232

127. Saredo Mogamud Hassan (Jeyte) AS#54

128. Deqo Hassan Hussein AS#43

129.Maxamed Deeq Barre Cumar (Fiyoore) GSH#008

130. Abdisamad  Yusuf Mohamed AS#52

131. Mohamed Bashiir Ali GSH#083

132. Hirsi Jama Gaani GSH#223

133. Abdirashid Mohamed Hidig GSH#072

134. Said Mohamed Ali GSH#093

135. Iftiin Hassan Iman (Baasto) AS#04

136.Sadak Omar Mohamed (Saadaq-Joon) GSH#248

137. Osman Ali Yusuf GSH#198

138. Abdullahi Sheikh Ismail AS#02

139. Muse Sudi Yalahow AS17

140. Abdihakim Moalim Ahmed AS#13

141. Qali Ali Shire GSH#060

142. Sadiq Abdullahi Abdi GSH#092

143. Maryan Farah Kahiye AS#08

144. Ahmed Mohamed Said AS#41

145. Mahdi Mohamed Gulaid

146. Mohamed Adam Dini GSH#036

147. Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) AS#50

148. Said Ali Muse GSH#027

149. Ismail Shire Jama GSH#142

150. Abdiqani Mohamud Mohamed GSH#075

151. Abdikani Gelle Mohamed AS#44

152. Abdullahi Farah Mire GSH#228

153. Abdullahi Mohamed Jama GSH#191

154. Abdullahi Ali Hersi (Timacadde) AS#53

155. Farhiya Yusuf Omar GSH#121

156. Mohamed Abdirahman Ahmed Ali GSH#128

157. Ali Haji Dahir Saleban Adam GSH#220

158. Khadra Ahmed Mohamed GSH#174

159. Sadam Mohamud Abdi (Jabeer) GSH#158

160. Abdirisak Hassan Ahmed (Dhookir) GSH#221

161. Ali Mahdi Mohamed GSH#169

162. Ainanshe Yusuf Hussein GSH#222

163. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#190

164. Samira Maxamud Haji AS#51

165. Saynab Ismail Mohamed AS#45

166. Mohamed Abdi Osman AS#49

167. Daud Abdikarim Sh Omar GSH#014

168. Farhan Ali Hussein AS#47

169. Abdulrahman Ahmed Osman GSH#010

170. Mohamed Farah Nur GSH#192

171. Abdikafar Elmi Hange GSH#144

172. Mohamood Ahmed Adan GSH#157

173. Mohamed Abdullahi Burale GSH#059

174. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#019

175. Abdirahman Idan Yonis GSH#259

176. Ali Yusuf Ali Hosh GSH#200

177. Ismail Abdulrahman Basheir GSH#238

178. Abdikarim Omar Hussein GSH#074

179. Mohamed Ibrahim Nur (Macalimu) GSH#068

180. Dr. Mohamed Hassan Mohamed GSH#207

181. Bashir Abdi Mohamed GSH#273

182. Faisal Ahmed Mohamud GSH#149

183. Abdullahi Hassan Roble GSH#249

184. Said Siyad Shirwac AS#09

185. Hussein Ahmed Ulusow GSH#021

186. Farhan Ali Mohamoud AS#10

187. Abdirisaq Mohamed Osman AS#03

188. Zahra Abdulahe Igal (Bundubte) GSH#094

189. Ali Haji Adam Abukar GSH#039

190. Abdirahman Abdulkadir Ade GSH#105

191. Khadra Mohamed Tukale GSH#247

192. Amina Omar Jama GSH#202

193. Dahir Ayanle Said AS#48

194 Abdirahman Abdishakur Warsame GSH#138.

195 . Abdisamad Mohamed Hassan GSH#139

196 Yusuf Hayle Jimale GSH#012

197 Mohamed Hussein Hadi GSH#209

198 Marwo Khadija Mohamed Almakhzoum GSH#034.

Waxaa dheer labo kale, oo guddigu aysan wali shaacin magacyadooda.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.