Indha-Qarshe: Al shabaab Xabad & Xabsi ayaa u danbaysa, Shacabka yaysan Cabsan

Muqdisho (KON) - Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe), Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Howlgalka socda ee loogu magacdaray "Badweynta Hindiya", kaasi oo Al shabaab looga saarayo dalka oo dhan.
Warar Keydmedia Online
Indha-Qarshe: Al shabaab Xabad & Xabsi ayaa u danbaysa, Shacabka yaysan Cabsan

Taliyaha ayaa marka hore uga mahadsaceliyay Ciidanka DFS & kuwa AMISOM Guulaha ay ka gaareen Dagaalka ee ay Kooxda Al shabaab uga saareen Qeybo badan oo kamid ah Gobolada Shabeellaha Hoose, Hiiraan & Galgaduud.

Indha Qarshe wuxuu ugu baaqay Ciidanka inay dhowraan Xuquuqda Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Degmooyinka ay la wareegeen, oo aysan u geysan Dhac & Kufsi oo inta badan lagu eedeeyo Ciidanka.

Dhanka kale, Taliyaha ayaa fariin u diray Dhalinyarada ku jira Kooxda Al shabaab, isagoo ugu baaqay inay ka faa

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.