Internetka oo Muqdisho ka maqan

Adeegga Internet-ka ayaa Manta ka maqan magaaladda Muqdisho, kadib markii Hormuud ay sheegtay in ay ka wado shaqo. 

Warar Keydmedia Online
Internetka oo Muqdisho ka maqan

MUQDISHO, Soomaaliya - Magaaladda Muqdisho ayaa saakay kusoo kacday Internet la'aan, kadib markii addeega Shirkadda ugu weyn ee Hormuud uu kala istaagay. 

Hormuud ayaa sheegtay in uu socdo 'cayiman', wuxuuna Internetka ka maqanyahay Kumanaan Qoys oo ku nool Muqdisho iyo agagaarkeeda. 

"Macmiilka sharafta leh, shirkadda Hormuud waxay kugu war gelinaysaa in adeegga Internet-ka lagu samayn doono hawl ballaarin muddo kooban." Ayaa loo diray macaamiisha Hormuud. 

KEYDMEDA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.