Isku dhac dhex maray Milatari iyo Boolis

Shaqaaqadan dhex martay labada dhan oo u wada diiwaan gashan Dowlada ayaa ka dhacday dugsiga sare tababarka booliska ee Magaalada muqdisho.
Warar Keydmedia Online

Warbixinadu waxa ay sheegayaan in dhacdadaasi ay ku geeriyoodeen 7  ruux oo ka wada tirsan labada dhan iyadoona ay ku dhaawacmeen 10 qof oo isugu jirta dhinacyada gacan ka hadalka uu dhex maray iyo shacabka deegaanka.

 

Ciidamada ayaa isku maandhaafay raashiin la sheegay in ay laheyd hey

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.