Jiirakuulow iyo fal burcadnimo

wararka Keydmedia.net ay ka heshay deegaanka Jiirakuulow ee gobalka Sh.hoose oo ku yaala inta u dhaxeysa Walaweyn iyo Buurhakaba ayaa waxa ay sheegayaan in xalay kooxa burcad ah halkaasi ay ku tacshiiradeeyeen isla markaana ay ku baarteen gaari ay dad Rakaaab ah saarnaayeen.
Warar Keydmedia Online

Waxaa la sheegay falkaasi in ay ku geeriyoodeen 2 Ruux oo rakaabki ka mid ah iyadoona ay ku dhaawacmeen 3 kale waxaana warbixanada ay tilmaamayaan in dadka dhaawacmay loola soo cararay Magaalada Muqdisho.

Gaariga oo nooca Soomaalida ay u taqaan Caasiga ayaa ahaa mid ka soo ambabaxay Buurhakaba kuna Soo jeeday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaana falkaasi uu dhacay xalay 9:00 Fiidnimo xiliga Geeska Afrika.

Inta badan Dariiqaasi waxa ka dhaca falal ceynkan oo kale ah iyadoona tira ka dhowr jeer leysku dayay in arinkaasi wax laga qabto, laakiin dad badan ayaa su

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.