Jubbaland oo magacawday guddoomiyaha guddiga qaxootiga

Madaxweynaha dowlad gobileedka Jubbaland ayaa magacaabay guddoomiyaha guddiga qaxootiga.

Warar Keydmedia Online
Jubbaland oo magacawday guddoomiyaha guddiga qaxootiga

KISMAAYO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Eng Cabdi Xuseen Maxamed u magacaabay Gudoomiyaha gudigga qoxootiga iyo barakacayaasha.

Gudoomiyaha Cusub ee gudigga qoxootiga iyo barakacayaasha ayaa horay u soo noqday Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubbaland.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.