Kulan xasaasi ah oo ka socda Jazeera Hotel

Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa ku shirsan Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online
Kulan xasaasi ah oo ka socda Jazeera Hotel

MUQDISHO, Soomaaliya - Magaalada Muqdisho waxaa ka socda shir muhiim ah oo ay yeelanayaan xubno ka tirsa xildhibaanada labada aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.

Kulanka ayaa sida la sheegay ay isku biirsanayaan xildhibaano ku kala aragti duwanaa markii hore siyaasadda, waxaana kasoo muuqday qaar kamida Xildhibaanadii muxaafidka iyo kuwii mucaaradka oo is garab fadhiya. Dhammaantood waxay kasoo hor jeedaan qorshe cusub oo uu wado RW Rooble kaasoo ah muddo kororsi!

Prime Minister Roble will address Parliament tomorrow and propose a new plan to return the electoral process to a single constituency and a closed list to hold elections for one person and one vote, with a two-year extension request attached.

Opposition lawmakers and the Union of Candidates are plotting to have the prime minister present the plan to parliament tomorrow as Mohamed Abdullahi Farmajo's term ends.

The meeting is intended to prevent the issue looga mandate, and there are fears the country into a political crisis if the president resigns and his team refuse to let go of his choice.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.