Lahayste u dhashay Dalka Denmark oo ay Burcad Badeeda dileen

Eddy Lopaz oo Ka mid ahaa 6 Muwaadin oo u kala Dhashay wadamadda Denmark iyo Filipin ayaa Ku geeriyooday Dhulka Miyiga ah ee ku dhow Degmadda Hobyo.
Warar Keydmedia Online

 

Wararka lagahelayo deegandaasi ayaa shegaya in Ninkan Ajnbigaa uu u Geeriyooday Xanuun uu Mudooyinkan la iladarnaa ,Halka warar qaar ay sheegayan  in ay Dileen kooxdii burcaddaeeda ahayd e haysatay Sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow dhow ,

Lahaytayaashan ayay kooxda burcadaa ku haysteen Miyiga Gobolka Mudug in ka Badan 20bilood waxayna ka soo qafaasheen Badweynta Hindiya xili ay Wateen Markab lagu Magaacbi jiray MV.LEOPARD kaa oo Burdadbadeedu rasaas ay ku rideen sababtay in uu ku halaabo Badweynta ,kadibna ay kala Soo dagaan lixdan qofood .

Lahaystayaashan ayaa Mudooyinkii u Denbeeyay waxaa soo wajahay Xaalad Nolol Xumo Maadama Mudo ay u Afduubnayeen Burcada waxaana Sida wararku sheegayaan Jira qaar kale oo xanuunsan Balse majiraan wax war ah oo ka soo Baxay Maamulka Galmudug oo ku aadan dadkan Lagu haysto Deegaanada Galmudug.

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.