Madaafiic Muqdisho lagu garaacay

Muqdisho (KON) - Waxaa Xalay Tiro Madaafiic ah lagu Garaacay Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, gaar ahaan Degmada Wadajir.
Warar Keydmedia Online
Madaafiic Muqdisho lagu garaacay

Dadka Degmada ayaa ku soo baraarugay Madaafiic tiro beeshay oo ku soo dhacaysa Degmada Wadajir, iyadoona aan la ogeyn halka laga soo tuurayay.

Hal Qof ayaa Geeriyooday 5 kalena wey ku dhaawacmeen sida ay noo xaqiijiyeen Dadka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir,waxaana Qofka Geeriyooday lagu sheegay Haweeneey Da

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.