KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Midowga Musharixiinta ayaa cambareeyay hadalkii Cumar Filish, kuna tilmaamay hajabaad toos uga timid Madaxweyne Farmaajo.
Midowga Musharaxiinta ayaa colaad hurin ku tilmaamay hadalkii shalay ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Filish.
War-Murtiyeedkaan oo lagu faafiyay barahooda Facebook ayaa u qornaa sidatan: "Golaha Midowga Murashaxiinta (Musharaxiinta ayee ka wadaan) wuxuu si kulul u canbareynaya hadalkii colaad hurinta ahaa eee kasoo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Finish)"
Faahfaahin kala soco Keydmedia Online
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.