MSF “waan bilownay howlihii Isbitaalka Xaawa Cabdi”

Hey'adda Dhaqaatiirta aan Xuduuda laheyn ee MSF oo ka mid ah Hey'addaha tirada yar ee iyagu u muuqda in ay dhaqdhaqaaq howleed muujnayaan ayaa shaaca ka qaaday in ay dib u bilowday howlihii Caafimaad ee ay ka heysay isbitaalka Xaawa Cabdi ee duleedka Muqdisho.
Warar Keydmedia Online

Madaxa howlgalka MSF David Querlo ayaa sheegay in deeganadaasi looga baahanyahay howl caafimaad oo baaxad leh sidaa darteedna ay MSF u go

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.