Odayaasha Cadale “ha la soo kaalmeeyo Barakacayaasha”

Odayaasha iyo waxgaradka ka soo jeeda Degmada Cadale ee Gobalka Sh.dhexe ayaa ka dalbaday Shacabka Soomaaliyeed iyo cid walbaa oo awoodi karta in ay la soo gaaraan gar gaar aadaminimo oo dag dag ah.
Warar Keydmedia Online

Cabashadan ayaa timid kadib markii ay soo bateen dhibaatooyinka ay la kulmayaan dadka Shacabka ah ee ku nool degmadaasi.

Degmada waxaa ku nool barakacayaal kala tagay Gobalada Banaadir iyo Sh.dhexe waxaana badanka dadkaasi ay yihiin kuwa nolal ahaan aad u hooseeya.

 

Inta badan dadka barakacayaasha ah ee ku nool koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa xiligan la joogo waxa ay wajahayaan dhibaato nolaleed oo aad u daran waxaana arimahan oo dhan ay imanayaan sida dad badan ay rumeysan yihiin xili hey

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.