OGEYSIIS - kulan lagu caawinaayo Walaalah Soomaalida ah ee Abaaruhu waxyeeleeyeen

Waxaa dhamaan Soomaalida ku dhaqan guuda ahaan jarmalaka la ogaysiinaayaa in uu jiro kulan lagu caawinaayo Walaalah soomaalida ah ee Abaaruhu waxyeeleeyeen.waxaa qof kasta oo damiir aadamainimo, muslimnimo iyo wadaninimo ku jirto laga codsanaayaa in uu gacan ka gaysto kaalamadaas .
Warar Keydmedia Online

waxaa muxaadarooyin qiimo badan  soo jeedin doona culimada kala ah

1.Sheekh Axmad Daahir Aweys
2.Sheekh Axmad C/laahi

Taakiikhda: 29.01.2011 14:00 - 16:30

Meesha: Masjidka I.I.S. (Islamisches Informationen Centrum) Frankfurt am main.

Ka soo qaybgalkaaga waa muhiim. waxaii dheeraad  ah kala soo xiriir

Wacays:      015774527982
Cabdirisaq: 01794898973
Cabaas     : 01787303298

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.