Prof: Samatar: Doorashada dalka waxey u horseedi kartaa dagaal

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa cambareeyay siyaasadda Madaxweyne Farmaajo, wuxuuna Farmaajo ku tilmaamay hogaamiye dalka u wada dagaal sokeeye. 

Warar Keydmedia Online
Prof: Samatar: Doorashada dalka waxey u horseedi kartaa dagaal

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo wax ka dhiga Jaamacadda Minnesota ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu isticmaalayo Hay'adda Nabad Sugidda ee NISA, si uu marlabaad ugu soo laabto xilka Madaxweyne. 

Profesoorka oo ka hadlaya khilaafka ka taagan guddiyada Dowladda Soomaaliya ay u saartay doorashada 2020-21 ayaa yiri: "Sidda ay hadda wax ku socdaan waxaa ay dalka u horseedi kartaa dagaal haddii uusan madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo si taxdar leh u maareyn arrimaha xasaasiga ah ee ku gadaaman doorashada"

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.