QM oo soo celisay Xayiraadii Hubka ee saarneeyd Soomaaliya?

Muqadisho (KON) - Golaha Amaanka ee QM oo ayaa ka digay Hubka Faraha badan ee ka soo dagga Xeebaha Dalka Soomaaliya, Warbixinta ayaa lagu sheegay in Xeebaha ugu badan ee Huka uu ka soo dago ay kala yihiin Goboladda Bari iyo Jubooyinka.
Warar Keydmedia Online
QM oo soo celisay Xayiraadii Hubka ee saarneeyd Soomaaliya?

Golaha Amaanka ayaa Warbixintaan soo Saaray Arbacadii la soo dhaafay waxaana Warbixintu u Qorantahay Qaab Canaani ka muuqato.

Warbixintu waxay kalo tilmaameysaa in aan la illalin Qaraaradii QM horay u soo saartay oo lagu soo rogay Soomaaliya iyo Eritrea.

Waxaa la sheegay in uu Hubkaas meelaha uu ka yimaado ay ugu badan yahiin Talyaaniga, Jarmalka, Nord Koreya iyo Romaaniya.

Sua’al Keydmedia, see Wax uga Qabanwayeen 1000 Marka- Dagaal ee Xeebta Soomaaliya “Ilaaliya” mase Xaalufiya? QM ayaa Warbixinadii noqdeen kuwo ayaagu Maalin dhaaf isburinaya.

Si kastaba ha ahaatee Warbixintaan ayaa la dareen sanyahay in ujeedada ka dambeysa tahay in aan Wali laga qaadi Xayiraadii Hubka ee sarneyd Soomaaliya.

Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.