KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Waxaa lagu soo waramayaa in qofkii wadey Gaariga uu ku dhintay.
MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Baar-Ubax, ee magaaladda Muqdisho, waxaana goobta gaari Ciidamo katirsan dowladda.
Gaariga ayaa ku qarxay meel u dhaw bar koontarool oo NISA ku leedahay Isgoyska Baar Ubax, waxaana jira warar sheegaya in qofkii wadey gaariga kaligiisa ku geeriyoodey weerarka.
Wixii kusoo kordha kala soco wararkeena dambe.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.