KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Mas'uuliyiin dhowr ah ayaa ku dhintay qaraxa oo ahaa mid culus oo jugtiisa laga maqlay magaaladda oo dhan.
BELEDWEYNE, Soomaaliya - Qarax weyn ayaa goordhaw ka dhacay magaaladda Beledweyne, ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasoo geystay khasaarooyin isagu jira dhimasho iyo dhaawac.
Wararka hordhaca ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay nawaaxiga saldhigga booliska, gaar ahaan Maqaayad ay ku sugnaayeen mas'uuliyiin heer gobol iyo kuwa degmo.
Gudoomiyaha degaanka Feerfeer Khaliif Garaad ayaa la sheegay inuu kamid yahay dadka ku dhintay qaraxa, oo wararku ay sheegayaan inuu ahaa miino goobta lagu aasay.
Fahfaahin, kala soco wararkeena dambe.
KEDYEMDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.