KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wararka ayaa sheegaya in Taliyaha Booliska Muqdisho lala eegtay qaraxa oo ahaa Gaari lagu soo xiray walxo qarxa.
MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax culus ayaa goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho, ee Caasimadda dalka Soomaaliya, kaasoo la sheegay inuu ka dhashay gaari walxo qarxa lagu soo xiray.
Wararka hordhaca ay Keymedia Online helayso ayaa sheegaya in lala eegtay qaraxa gaari uu la socday taliya booliska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole xili uu marayay nawaaxiga Zoobe.
Fahfaahin filo goordhaw.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.