Qarax ka dhacay Muqdisho

Jugta ayaa laga maqlay meelo fog abaare 10pm habeenimo.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya  -Qarax ayaa ka dhacay Muqdisho Caawa 10pm waqtiga maxaliga.

Goobjooge ayaa u sheegay KON in Qaraxa uu ka dhacay dhanka Seybiyaano, mana la oha nooca iyo bartilmaameedka.

Faahfaahin dheeraad ah, KON isha ku haay.

KEYDMEDIA ONLINE 

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.