KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Qarax weyn ayaa daqiiqado kahor ka dhacay Magaalada Muqdisho, sida goobjoogayaal ay u xaqiijiyeen Keydmedia Online.
MUQDISHO, KON - Qaraxaan oo ahaa mid xooggan ayaa ka dhacay meel u dhaw Isbitaalka Somali Sudanese Specialized Hospital (SSSH).
Wali faah-faahin lagama hayo Qaraxaan iyo khasaaraha ka dhashay.
Kala soco bogga wararka ee Keydmedia Online wixii kusoo kordha warkaan.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.