Qarax laga maglay magaalada Muqdisho

Qarax xoog leh ayaa laga maqlay magaalada Muqdisho, lama oga qasaaraha qaraxa iyo cidda lala beegsaday.

Warar Keydmedia Online
Qarax laga maglay magaalada Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa dhacay daqiiqado kahor, waxaan xigay rasaas muddo daqiiqad ah socotay, taasoo loo maleenayo cidda qaraxa lala beegsaday in ay ahaayeen ciidamo ka tirsan dowladda.

Lama oga qasaaraha balsa xaafadaha Caasimadda ayaa laga dareemay dhawaaqa oo ahaa mid xoog badan.

Wixii warar ah ee kusoo kordha waxaan idinkugu soo gudbin doonaa saacadaha soo aaddan.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.