Qarax xigtay rasaas oo ka dhacay Muqdisho

Dadka degaanka ayaa Keydmedia Online u sheegay in  bam gacmeed Caawa fiidkii lagu tuuray Laanta Barwaaqo ee degmada Wardhigleey.
 

Warar Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Dabley hubeysan ayaa Caawa bam gacmeed ku weerartay Waaxda Barwaaqo oo ka tirsan Degmada Wardhigleey, ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa waxaa xigay rasaas xoog leh oo la sheegay inay rideen Ciidamada amniga dowladda ee ilaalada ka ah xarunta la weeraray. Wali lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa.

Wixii kusoo kordha warkan, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.