KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Rooble ayaa ka sheegay Shirka in ay ka go’an tahay fulinta qodobadii lagu heshiiyey ee ahaa in dalkan ay ka dhacdo doorashooyin xasilloon, oo ku qabsooma waqtigooda.
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa markii labaad wakiiladda Beesha Caalamka kala hadlay arrimaha doorashooyinka iyo amniga xili uusan wali soo magacaabin Gollaha Wasiiradda shaqada qaban lahaa.
Shirka maanta oo ka dhacay Xafiiskiisa ayaa looga hadlayay habsami-u-socodka hannaanka doorashooyinka iyo dhameystirka dib-u-eegista dastuurka dalka oo noqday mashruuca dhaaqaale badan lagu cuno, kaasoo tan iyo 2014 la diyaarinayay.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.