Saldhiga Deg. Xamarweyne oo la weeraray

Muqdisho (KON) - Ayadoo Xalay Bam gacmeed lagu weeraray Saldhiga Degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho ayaa Weerarkaan waxaa ka hadlay Taliyaha Saldhiga Xamarweyne.
Warar Keydmedia Online
Saldhiga Deg. Xamarweyne oo la weeraray

Taliyaha Saldhiga Afar irdood ee Degmada Xamarweyne, Max’ed Daahir ayaa sheegay in Xalay Bamgacmeed aan qasaare geeysan ay Koox hubeysan ay ku soo qaadeen Saldhiga Xamar weyne.

Waxuu xusay Taliyaha in Labo Wil oo dhalinyaro ah ay falkaasi u soo qabteen hadana ay ku xiran yihin saldhiga Degmada Xamar weyne.

Ma ahan markii ugu horeysay oo  Bambaanooyin lagu weeraro Saldhiga Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir.

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho

 

 

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.