Shabaab oo tuulooyin Magaca ka badalay

Maamulka Xarakada Shabaab ee ka arimiya qeyba ka mid ah Gobalka Sh.hoose ayaa Maanta waxa uu ka dhawaajiyay in tuulooyin ku yaala gobalkaasi magaca ay ka badaleen.
Warar Keydmedia Online
Shabaab oo tuulooyin Magaca ka badalay

 

Tuulooyinkan Magacyada laga badalay ayaa tiradooda waxa ay gaareysaa ilaa 9 Tuulo waana Tuulooyin xili hore jiri jiray isla markaana aas-aasmay ka hor waayadii Gumeysiga uu soo galay Dalka .

Waaliga Shabaab ee Gobalka Sh.hoose Shikh Max

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.