Shacab lagu toogtay Magaalada Jigiga

Jigjiga(keydmedia) Wararka laga helayo magaalada Jigjiga oo ka tirsan dhulksa Soomaalida ee ay Itoobiya Gumeysato ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay shacab Soomaaliyeed oo deegaanka daganaa.
Warar Keydmedia Online

Ciidamo lagu magacaabo Booliska Cusub (New police) oo dhalasha ahaan Soomaali ah balse u shaqeeya Itoobiya ayaa la sheegay in dadkaasi ay ku toogteen bartamaha magaalada iyadoona .

Arinatan ayaa fajac galisay dadka deegaanka iyadoona mar walba ciidamada u shaqeeya Itoobiya ee deegaankaasi ku sugan ay dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada ay Amxaaradu Gumeysato.

Www.keydmedia.net

 

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.