Tirada dhimashada weerarkii Xabsiga Dhexe oo korartay

Waxay Saraakiisha Ciidanka Asluubta sheegeen in 15 maxbuus ay kamid yihiin 19 qof oo ku geeriyootey dagaalka.

Warar Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Sarkaal u hadlay Ciidanka Asluubta ayaa sheegay in tirada dadkii ku dhintay dagaalkii shalay galab illaa xalay ka socday gudaha Xabsiga Dhexe ay gaartey 19.

Waxay kala yihiin 15 maxbuus iyo 4 Askari, iyadoo dhaawacu gaarayo 8.

Fahfaahin, Kala soco bogga KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.