Wariye dowladda u xirnaa oo xoriyaddiisa helay

Dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga ka sii deysay wariye u xirnaa saacadihii lasoo dhaafay.

Warar Keydmedia Online
Wariye dowladda u xirnaa oo xoriyaddiisa helay

MUQDISHO, Soomaaliya –  Waxaa xoriyaddisa dib u helay Wariye Nuune Cali Xasan oo ciidanka Dowladdu haben hore si sharci darro ah u xireen isagoo ku gada jira waajibkiisa shaqo.

Wariyaha oo ku dhawaaad 40 saacadood dowladdu af duub u heyysatay ayaa Facebuugiisa ku soo qoray “Alxamdulillah waxaan dib u helay xorriyaddeyda, waxaana u mahadcelinayaa cid kasta oo qeyb ka qaadatay arrintaas iyada ah”.

Nuune Cali Xasan ayaa ka mid ah wariyayaasha ka howl gala warbaahinta gaarka loo leeyay ee Muqdidho, Godka Jilicow ayuuna ku jiray malin iyo habeen.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.