Wasiikii Kalluumeysiga Puntland oo is-casiley

Waxaa jiray mudooyinkii dambe khilaaf Wasiika iyo Madaxweyne Deni u dhaxeeya oo ku saabsan qaabka shaqada ee Wasaaradda Kalluumeysiga.

Warar Keydmedia Online
Wasiikii Kalluumeysiga Puntland oo is-casiley

GAROWE, Soomaaliya- Wasiirkii Kalluumeysiga Maamulka Puntland Maxamuud Xaaji Saalax ayaa ku dhawaaqay inuu is-casiley, isagoo warqadda Istiqaaladda u gudbiyay Madaxweyne Deni, oo isna ka gudoomay.

Wuxuu sabab uga dhigay shaqo ka tagista khilaaf xal loo waayay oo dhanka nidaamka shaqadda Wasaaradda kaasoo isaga iyo Madaxweyne Deni u dhaxeeyay, islamarkaana horseeday gacan ka hadal ka dhacay Xafiiskiisa.

Khilaaf siyaasadeed xooggan ayaa ka jira Puntland, iyadoo dhawaan xasaanaddii laga qaadey 8 Xildhibaan, islamarkaana uu ka horeeyay Afhayeenkii ugu horeeyay ee Gollaha Wakiiladda C/xakiin Dhooba Daareed oo xilka laga qaadey 2019.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.